(Akhriso) Guddiga doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo jadwal cusub shaaciyey

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Baydhabo ka soo saaray Jadawlka doorashada la filayo inay ka dhacdo Magaaladaas, iyadoo doorashada oo lagu waday iney dhacdo 17-ka bishan dib loo dhigay illaa 19ka bishan. Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyay jadwalkan oo ku soo aaday xili maanta magaalada Baydhabo … Continue reading (Akhriso) Guddiga doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo jadwal cusub shaaciyey